Guddiga Gurmadka Qaraxii Shalay ka dhacay Magaalada Jowhar oo maanta booqday goobihii qaraxa uu ka dhacay

Date:

Muqdisho: 18, Luulyo, 2022: Madaxweynaha Dowladd Goboleedka  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo Magacaabay Gudiga Gurmadka Qaraxii 17-kii Luulyo ee Magaalada Jowhar shalay ka dhacay  ayaa kormeer u kuur gal ah ku tagay goobta uu ka dhacay qaraxii shalay iyo Xaafadaha uu saameeyay.

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar oo horkacaya gudigaan ka kooban Howlwadeennada Madaxtooyada iyo Wasiiro ayaa wada qiimeynta, diiwaangalinta dadkii ku waxyeeloobay iyo tirada qasaaraha uu geeystay qaraxii argagixiso ee shalay ka dhacay Magaalada Jowhar.
inta la ogyahay Qaraxii shalay waxaa ku geeriyooday in kabdan Sadax Qof halka dhaawaca uu gaarayo Tobon Qof oo qaar kood isna xalay muqdisho la keenay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee...