SAWIRRO:Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud oo gaaray Degmada Xeraale ee Gobolka Galgaduud.

Date:

Muqdisho-Juun -14-6-2022-:Masuuliyiin katirsan Maamulka Xeraale iyo bulshada qaybaheeda kale duwan ayaa maanta afaafka hore ee Magaalada ku soodhaweeyay Guddoomiyaha gobalka Galgaduud Cilmi Cali Ganeey iyo wafdi uu hoggaaminayay, Guddoomiyaha gobalka iyo wafdigiisa ayaa intaasi kaddib loo soo galbiyay gudaha Magalaada Xeraale.

Guddoomiyaha gobolka galgaduud Cilmi cali ganey ayaa safaro dhulka ah kumarayay malmihi danbe deegaanada iyo degmooyinka gobalka Galgaduud isaga oo tagay Magaalooyinka Cadaado,Xeraale,godinlabe iyo Galinsoor.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Ciidanka Lugta oo ka qaybgalay Shirka African Land Forces Summit 2026 ee Rome 

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal...

Xulka Kubadda Cagta Qaranka Soomaaliyeed oo galabta la ciyaaraya dhiggooda Mauritius

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has granted a 90-day...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cafis muddo 90...