DHAGEYSO:Kooxo burcad Koonfur Africaan ah oo xalay dil iyo dhaawac u geystay muwaadiniin Soomaliyeed.

Date:

MUQDISHO-4-6-2022-Wararka Naga soo gaaraya Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika gaar ahaan Xaafadda Strand ayaa ku soo waramaya in xalay halkaas Muwaadiniin Soomaaliyeed loogu geystay  weerar  sababay Dhimasho iyo Dhaawac kadib markii weerer ay ku   qaadeen kooxo burcad koonfur africaan ah dukaamo ay ku ganacsanayeen muwadiniintaan soomaliyeed.

 

 

Weererkaan waxaa ku geeriyooday ilaa labo muwaadin oo lagu kala magacabi jiray allaah Hauna xariistee C/rashiid Axmed Sheekh iyo mowliid ahmed cade,Halka dhawacyo ay soo gaareen ilaa sadax muwaadin oo kale .

 

Cabdirashiid Axmed Shiiq Muxudiin iyo Mowliid Axmed Cadde, oo si weyn looga yaqaanay South Africa,

 

Sadaxda kale ee muwaadin  ee dhaawaca ah ayaa loola cararay Isbitaal, waxaana falkaasi geystay kooxo burcad ah oo doonayay in ay dhacaan Dukaankooda.

Warkaan oo dhameestiran halkaan ka dhageyso.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...