AKHRISO:-Wasaaradda Waxbarashada XFS oo caawa soo saartay jadwalka imtixaanka fasalka 12aad Dugsiga Sare ee sanad dugsiyeedkaan 2021/22 .

Date:

MUQDISHO-JUUN-4-6-2022:-Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare JFS, ayaa waxa uu soo saaray caawa jadwalka imtixaanka fasalka 12aad Dugsiga Sare ee sanad dugsiyeedkaan 2021/22 kaas oo lagu wado in uu bilowdo 18ka bishaan Juun .

Imtixaanka waxaa uu bilaaban doonaa 18ka Juunyo, 2022 oo ku beegan maalin sabti ah. Jadwalkaani wuxuu qeexaya sida maadooyinku-u-kala horreyn doonaan.

Wasaaraddu waxay ardayda Soomaaliyeed u rijayneysaa guul iyo mustaqbal ifaya sida ku xusan qoraalka wasaaradda.

Sida Maadoyinka ukala Horeeyaan halkaan ka Akhriso.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...