Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka SoomaaliyeedΒ  iyo Saraakiil kale oo Maanta safar ku tagey Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay.

Date:

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye guuto Odowa Yuusuf RaageΒ  iyo Saraakiil kale ayaa Maanta safar Howlo shaqo ah ku tagey Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay.

 

Deegaankaasi waxaa Fadhiisin kuleh Ciidanka Ururka 45aad guutada 8aad Qeybta ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

 

 

Gen Odowa Yuusuf Raage ayaa Ciidanka halkaasi ku sugan ku dhiirageliyey Shaqada adag ay qaranka u hayaan, Wuxuuna ku booriyey in ah sii laba jibaaran Howlgalada Ka dhanka ah kooxda Nabdiidka Alshabab Dalka looga sifeyneyo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo maanta si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta.

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed & Ciidamada Amniga Jubbaland oo howlgal ballaaran ka wada deegaanno ka tirsan Jubbooyinka

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Amniga Jubbaland, ayaa...