Madaxweyne Hassan Sheikh oo maanta Baydhabo ku wajahan iyo Ammaanka Magaaladaas oo la adkeeyey.

Date:

Muqdisho-31-5-2022-Maanta waxaa lagu wadaa in Magaalada Baydhabo uu gaaro Madaxweynaha 10aad ee Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan sheikh Maxamuud iyo Wafdi Balaaran uu Horkacayo kuwaas oo ay ku Jiraan Xildhibaano,Wasiiro iyo Saraakiil Katirsan Madaxtooyada Qaranka.

 

Ammaanka Magaalada Baydhabo oo Caasimad KMG ah u ah Maamulka koonfur galbeed ayaa aad loo adkeeyay Maanta , waxaana sidoo kale hareeraha waddooyinka la suray boorar uu ku dhegan yahay sawirka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

 

 

Mas’uuliyiinta Maamulka Koonfur Gakbeed & Bulshada Magaalada ayaa u diyaar garoobay soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya.

 

Shalay Baydhabo Waxaa Gaaray Masuuliyiin Katirsan Madaxtooyada Qaranka,Xildhibaano iyo masuliyiin Kale kuwaas oo hordhac u ahaa wafdigaan.

SAWIRRO.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhex

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq...

Xilheynta xilalka heer gobolka iyo degmo ee maamulka K/Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa...