DHAGEYSO:Ciidamada amaanka Magaalada Dhuusa-mareeb oo howlgalo lagu sugayo amaanka ka sameeyay xaafadaha magaaladaasi.

Date:

Muqdisho-31-5-2022-Ciidamada amaanka Galmudug gaar ahaan Booliiska iyo Nabadsugida ayaa  xalay  howlgalo amniga lagu xaqiijinayo waxa ay ka sameeyeen Xafadaha Magaalada Dhuusamareeb  iyo Wadooyinka Soo gala.

 

Howlgalkaan ayaa yimid iyadoo Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ay isku diyaarineysa soo dhaweeynta Madaxwaynaha JFS mudane Xassan Sheikh Maxamuud oo safarkiisa labaad lafilayo in uu xarunta Galmudug ku tago  todobaadkan.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Abdulaahi Warsame Rooble ayaa faah-faahinaya Warkaan.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has returned to the...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed...