Allah u naxariistee, Sheekh Cali Warsame oo kamid ahaa culimada waa weyn ee Soomaaliyeed oo maanta geeriyooday.

Date:

Allah u naxariistee, Sheekh Cali Warsame oo kamid ahaa culimada waa weyn ee Soomaaliyeed ayaa geeriyooday, Sheekhu wuxuu kamid ahaa aas aasiyaashii ururka Al-Ithaad al islaami oo la unkay 1980 maadkii.

Sheekh Cali, waxaa uu si weyn uga soo hor jeeday fekirka qaloocan ee Alshabaab ku banaysatay dhiiga dadka muslimiinta ah ee Soomaaliyeed, isagoo kamid ahaa guddigii culimada ee 2009 Axmed Cabdi Godane kala dooday afkaartooda ku saleysan gaaleysiinta muslimiinta.
Allah u naxariistee, Sheekh Cali Warsame muddooyinkii dambe wuxuu ku noolaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa...

Dowladda oo dishay xubnihii ugu badnaa ee khawaarijta u qaabilsanaa baada ay ka qaado shacabka Soomaaliyeed

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sii xoojisay dagaalka ka dhanka...

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ku dadaaleynaa sidii looga shaqeyn lahaa badqabka xoolaha”

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS...

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta...