Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida oo waaran soo qabasho ah u jartey Saraakiil ka qayb qaatay weerarkii Dhuusamareeb ay kusoo qaaday kooxda Ahlusunna.

Date:

Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida qeybtayda Galmudug ayaa waaran soo qabasho ah u jartey Saraakiisha hoos ku xusan oo ka qayb qaatay weerarkii Dhuusamareeb ay kusoo qaaday kooxda Ahlusunna tudabaadyo ka hor.

Saraakiishaan ayaa hore uga mid ahaa  askartii Ahlusunna ee dowladda qaramaysay blse dib ugu Biirtay kooxdaan oo markale deegaanada Galmudug iska soo abaabushay kuwaa oo weeraro Qasaaro sababay ka fuliyey magaaloyinka Guriceyl Iyo Dhuusamareeb.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta...