Gudoomiye Sheikh Aadan madoobe oo maanta la kulmay wafdi ay hoggaaminayso u qaabilsanaha Midowga Yurub arrimaha geeska Africa.

Date:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay wafdi ay hoggaaminayso u qaabilsanaha Midowga Yurub arrimaha geeska Africa (EUSR) marwo Annette Weber oo ay wehlineysay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya marwo Tiina Intelmann.

Kulanka oo looga hadlay xiriirka labada dhinac iyo taageeradda Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyadoo safiiradda sheegtay sida ay uga go’an tahay Midowga Yurub sii laba laabidda taageerada dowladda Soomaaliya.

Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa dhankiisa uga mahadceliyey taageerada joogtada ah ee Midowga Yurub ay la garab taagan yihiin dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr....

Kulan loogu duceeyay shuhadadii naftooda u huray qaranka Soomaaliyedd ee CXD oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiirrada Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta...

Kaaraan oo kaalinta 3-aad ka gashay Tartan Cilmiyeedka Ramadaanka ee Warbaahinta Qaranka

Tartamayaasha Degmada Kaaraaan ayaa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee...