Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha KGS oo shir guddoomiyey shir ay iskugu yimadeen dhamaan shaqaalaha wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Date:

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS Mudane Mahaad Mohamed Ciise ayaa  maanta shir guddoomiyey shir ay iskugu yimadeen dhamaan shaqaalaha wasaaradda Arrimaha Gudaha kaasi oo loogu hadlaayey dardargelinta howlaha hortabinta leh ee horyaala.

 

Wasiir kuxigeenka waxaa uu sheegay in muhiim ay tahay in lasii labo jibaaro howlaha dowlada si bulshada ay u helaan adeegyo ku filan gobol degmo iyo heer deeegaan ayuu yiri” wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...