AKHRISO:Maamul cusub oo loo magacaabay Deegaanka Lafoole ee gobolka shabeelada hoose.

Date:

Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose ee maamulka KGS Ibrahim Adan Ali – Najah ayaa waxaa uu maamul cusub u magacaabey degaanka Lafole ee hoosyimaada Degmada Afgooye.

Guddoomiye Najax ayaa Maamulka cusub ee deegaanka Lafoole faray inay deg deg ula wareegaan hawlahooda ayna xaqiijiyaan inay si hufan ugu adeegaan dadweynaha reer Lafoole.
Xubnaha la magacaabay  ayaa gaaraya ilaa Afar xubnood kuwaas oo iskugu jira Gudoomiyaha deegaankaas,ku xigenada Arimaha, Amniga, Bulshada iyo arimaha Siyaasada.
Halkaan hoose ka Akhriso magacyada xubnaha la Magacaabay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...