Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meel gaarka uah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ka dib Safar maalmo qaatay oo uu ku joogay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.
Wafdigaan waxaa garoonka ku soodhaweeyey xildhibaano,wasiiro iyo masuuliyin kale oo katirsan maamulka KGS.