Degmada Shibis oo u soo baxday kamadanbeesta Tartanka kubada gacanta

Date:

Degmada Shibis ayaa u soo baxday kama dambeysta tartanka kubbadda Gacanta ee Degmooyinka iyo deegaanada Gobolka Banaadir 2021.

Degmada Shibis ayaa Degmada Warta Nabadda uga adkaatay 24-23 kadib ciyaaro xiiso leh oo garoonka Wiish labada degmo ku dhex martay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Danjire Cabdikarin Axmed oo warqadihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxda Finland

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026

1- President Hassan Sheikh Mohamud led the Eid al-Fitr...

Hay’adda SODMA iyo Maamulka K/ Galbeed oo Bakool ka sameeyay howlo biyo dhaamin ah

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

CIID MUBAARAK 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul...