Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka hadashay dardargelinta howlaha horyaalla “SAWIRRO”

Date:

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saciid Cabdullaahi Calasow ayaa maanta warbixno ka dhagaystay La-Taliyaasha Wasaaradda.

La-Taliyayaasha ayaa waxaa ay soo bandhigeen Shaqooyinka horyaala, waxyaabihii u qabsoomay sanadkaan sii dhamaanaya, caqabadaha soo wajahay iyo sidii loo xalin lahaa caqabadaha jira.

Ugu dambeyntii Agaasimaha guud ee Wasaaradda ayaa La-Taliyaasha kula Dardaarmay dardargelinta howlaha Wasaaradda horyaala iyo inay sii labo jibaaraan dadaalkooda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Ruushka oo Waraaqaha Aqoonsiga u Gudbiyay Madaxweynaha Belarus

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, ahna...

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo gacanta ku dhigay Mooto lagu soo raray Hoobiyeyaal iyo Miinooyin

Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo...