Macalimiinta iyo Guddoomiyeyaasha Kooxaha Heerka 3aad oo tababar loogu soo gabo gabeeyay Garoowe “SAWIRRO”

Date:

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Jaamac Xasan Cabdulle oo ay weheliyaan Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha iyo Guddoomiyaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Gobolka Nugaal ayaa maanta tababar u soo xiray Macalimiinta iyo Guddoomiyeyaasha kooxaha Heerka saddexaad ee Caasimadda Garoowe.

Tababarka ayaa lagu baraayey xeerarka iyo shuruucda u yaala ciyaaraha Puntland si ay ugu dhaqmaan inta ay ciyaaraha socdaan oo maalinka Beri oo ku beegan 22.Oct.2021 ka furmi doona garoonka Kuubadda Cagta Mire Awaare.

Ciyaarahan ayaa ah is reeb reebka kooxaha heerka saddexaad ee Caasimadda Garoowe, waxaana uu Agaasimihu kul dardaarmay in la dardargeliyo cayaaraha.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdullahi...

WARSAXAAFADEED: Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka (GMDHD)

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD),...

Ciidamada amniga oo Khaarijiyay horjooge ka tirsan Khawaarijta

Taliska La-dagaalanka Argagixisada ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ka...

Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo xilka la wareegay

Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka...