Wasaaradda  Maaliyadda Hir-Shabeelle oo dbowr Hay’adood Shaqa joojin ku sameeysay 

Date:

Wasiirka Wasaaradda  Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlad Giboleedka Hir-Sabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle ayaa shaqo joojin ku sameeyay 12 hay’adood oo ka howlgalla degaannada Maamulkaas.

Qoraal kasoo baxay Wasiirka Maaliyadda Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu sheegay in hay’adahaas ay dhowr jeer la xiriireen balse ay ka waayeen wax jawaab ah.

Wasiirka ayaa faray Hay’addaha hoos ku qoray inay yimaadaan ama lasoo xiriiraan Wasaaradda Maaliyadda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA AAN CAADIGA AHEYN EE GUDDIGA JOOGADA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Xuska Sanad-guurada Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Madaxweynaha JFS “Geesiyaasha CXD waa kuwa badbaadiyey 20 milyan oo Soomaaliyeed”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga...