Soomaaliya oo ka Qeybgashay Munaasabad lagu soo Bandhigayay Dhaqanka”SAWIRRO”

Date:

Munaasabad ay soo qabanqaabiyeen Midowga Africa iyo UNESCO ayaa ka dhacday magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Ethiopia, waxaana ka qeybgalay in ka badan 35 Dawladood oo ay ku jirto Soomaaliya.

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Warfaafinta, Safaaradda Soomaaliya ee Addis iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ethiopia ayaa madasha oo xalay ka dhacday xarunta arrimaha dhaqanka ee Addis Abeba waxay kusoo bandhigeen qeybaha kala duwan ee ciyaaro dhaqameedka, cuntooyinka iyo ganacsiga kala duwan ee Soomaaliya u gaarka ah.

Munaasabaddan oo sanad kasta lagu qabto dalalka Africa ayaa sanadka lagu qabtay Ethiopia, waana markii u horraysay oo ay Soomaaliya ka qeyb gasho.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud received at the Presidential...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo, Abriil, 03, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ka qayb galay kulan Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka...