Doorashada labo kursi oo Aqalka Sare ka tirsan oo ka dhaceysa Jowhar

Date:

Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle ayaa  lagu waddaa in ay ka dhacdo Doorashada Labo kursi oo ka mid ah 8-da Kuraas ee taala Degaanada Maamul gobolleedka Hirshabelle.

Hirshabeelle horay ayaa loo doortay Afar kursi oo loogu tartamay si furan.

Musharaxiinta  tartamaya ayaa kala ah:

Cali Shacbaan Ibraahim, 2. Cabdiqaadir Xanafi Sheekh Bashir, 3. Cabdullahi Axmed Tawaad, 4. Caasho Xuseen Abuukar, 5. Cabdalle Cabdi Xuseen

Kursiga labaad :

Xasan liidow Muxumed Kobac, 2. Cusmaan Axmed Macow, 3. Cabdinuur Ibraahim Nuur.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...

Wasaaradda ganacsiga oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...