Alshabaab oo Qarax la eegtay sargaal katirsan wasaarada Arimaha Dibada iyo iskaashiga caalamiga ah

Date:

Qarax la sheegay inuu ahaa mid lugu xiray gaari ayaa waxaa uu maanta ka dhacay degmada Hodan ee gobolka Banaadir, gaar ahaan xaafadda Taleex.

Qaraxa ayaa lala eegtay sargaal katirsan wasaarada Arimaha Dibada iyo iskaashiga caalamiga ah oo lagu magacaabo Adan Axmed Hirad balse sargaalkaan ayaa ka badbaaday qaraxaan oo ay kooxda argagixisada ah rabeen inay ku khaarajiyaan.

Inta badan kooxda arxanka daran ee alshabaab ayaa qaraxyada caynkaan oo kale ah la eegta dadka haldoorka ah ee indhaha u ah bulshada.

Qaraxa ayaa lala eegtay sargaal katirsan wasaarada Arimaha Dibada iyo iskaashiga caalamiga ah
Qaraxa ayaa lala eegtay sargaal katirsan wasaarada Arimaha Dibada iyo iskaashiga caalamiga ah

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...