Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidda

Date:

Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabada Ciida.

“Waxaan Shacabka Soomaaliyeed iyo Guud ahaan Ummadda Islaamka ugu hambaleyeynayaa munaasabadda Ciidda Soonfur, waxaan dadka wax heysta ka codsanayaa inay caawiyaan dadka walaalahood ah ee ay waxba heysan si ay ula qeyb sadan farxadda ciidda, waxaan Alle ka baryayaa in ciidaan teeda kale nagu gaarsiiyo Nabad iyo barwaaqo.” Ayuu yiri Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo La Kulmay Agaasimeyaasha Waaxyaha Wasaaradda

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay khasaaraha ka dhashay howlgalka hubka dhigista ee Muqdisho

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka...

Madaxweynaha JFS oo Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo...