DegDeg: Diyaarad rakaab ah oo lagu la’yahay Indonesia

Date:

Diyaarad rakaab ah oo laga leeyahay dalka Indonesia taas oo maanta oo Sabdi ah ka duushay garoonka magaalada caasimadda ah ee Jakarta ee dalka Indonesia ayaa la la’yahay.

Diyaar rakaab ah oo laga leeyahay dalka Indonesia.

Diyaaradan oo siday rakaab ka badan 50 qof ayaa isgaarsiinta ka maqan.

Diyaarada ayaa ah Sriwijaya Air Boeing 737

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa...

Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay in Soomaaliya u socoto dhanka nidaamyo xooggan oo ka jawaaba masiibooyinka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle,...