Ciidanka Danab oo gacanta ku dhigay labo horjooge oo ka tirsan Al-Shabaab+(SAWIRRO).

Date:

Ciidanka Gaarka ah ee Kumaandooska Danab ayaa nolosha ku qabtay Labo horjooge oo Argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa aruurinta lacagaha baadda ah, kuwaasi oo lagu kala magacaabo Dhagar qabe Siidow Mayow Xaaji iyo dhagar qabe Isxaaq.

Howlgalkaan ayaa laga sameeyey deegaanada Galhareeri, Cumar Beere, Maguurto Baalgure iyo Bullow oo kawada tirsan Gobollka Shabeelaha Hoose.

Howlgalka ayaa laga fuliyay goobo bartilmaameed u ahaa ciidanka kumaandooska Danab.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka...

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...