Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo Gaaray magaalada Dooloow.

Date:

Wafdi ka socda heyada UNOCHA ee Qaramada Midoobe oo ay  hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy Isaac ayaa gaaray degmada Doolow ee gobalka Gedo.

Wafdiga ayaa la kulmay kooxaha samafalka , maamulka degmada & dadka deegaanka oo ey ka wareysteen adeegyada gargaarka iyo caqabadaha taagan.

Waxay booqdeen xarumaha caafimaad iyo wax barasho ee Qaramada Midoobe ay ka hirgalisay Dooloow.

Magaalada Dooloow waxaa ku yaala xeryo ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah kuwaas oo u baahan gargaar dhinacyo badan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Ciidanka Lugta oo ka qaybgalay Shirka African Land Forces Summit 2026 ee Rome 

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal...

Xulka Kubadda Cagta Qaranka Soomaaliyeed oo galabta la ciyaaraya dhiggooda Mauritius

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has granted a 90-day...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cafis muddo 90...