Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo kulan is xog wareysi ah la qaadatay maamulka iyo dhaqaatiirta Isbitaalada gaarka loo leeyahay+(SAWIRRO).

Date:

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya , madxda Isbitaalada gaarka loo leeyahay iyo kuwa ay dowladu maamusho iyo dhaqaatiir ayaa ka qeyb galay kulankan oo ka dhacay xaruunta wasaaradda Caafimaadka kaas oo u jeedkiisu ahaa is xog wareysi iyo kala warqaadasho ku saabsan hanaanka caafimaad ee dalka iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta labada dhinac.

Wasiirkii ku xigeenka Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya Axmed Xuseen Macalin oo kulanka furay Ayaa dhaqaatiirta Soomaaliyeed uga mahad celiyay doorka muuqda oo ay ka qaateen xaalda caafimaad ee dalka.

Qaar kamida madaxda isbitaalada gaarka loo leeyahay oo madasha ka hadlay Ayaa xusay In kulanka uu muhiim yahay loona baahanyahay in la badiyo kulmada noocaan ah si loo helo iskaashi dhanka Caafimaadka oo dhameystiran.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Hodan oo u gudubtay wareegga 2-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan.

Degmada Hodan oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u...

War-saxaafadeed:horjoogihii qorsheeyey weerarkii godka Jilacow oo la dilay

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hey’adda (UNICEF) ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...