Dunida Maanta oo kale waxaa laga xusaa Maalinta Cudurka dilaaga ah ee HIV/ AIDS (SAWIRRO)

Date:

Waxaa maanta aduunka laga xusayaa maalinka caalamiga ah ee  xanuunka H IV AIDS taas oo Qaramada Midoobe ay qabato sanad kasta 1 Bisha December.

Ujeedka xuska maalinkan ayaa ah in dadka lagu baraarujiyo halista Cudurka, in laga hortagao faafintiisa iyo in la xusuusto dadka uu ku dhacay  ee u dhintay.

Sanadkan waxaa adduunka ka mashquuliyay xaaladda AIDS ka sida Qaramada Midoobay  ay sheegtay, feyraska Covid-19 oo dunida ku noqday mashaqo faaftay.

12 malyuun oo qof kuwaas oo la nool HIV ayaa heysan daawo iyo daryeel caafimaad,guud ahaan aduunka sida ay sheegtay Qaramada Midoobe.

Soomaaliya waxaa xafiiska WHO uu sheegay in ay ku yaalaan 16 xarumood oo daawooyin iyo talooyin dhanka caafimaadka iyo mid maskaxiyan ah ay ka helaan dadka xanuunka qaba.

Xafiiska UNICEF ee Soomaaliya wuxuu sheegay in dadka la nool xanuunka aanay ku filneyn kaniiniga iyo talooyinka balse ay u baahanyihiin taageerida bulshada oo aan la faquuqin lagana qeyb galiyo shaqooyinka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted Her Excellency Sophie,...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar...

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Saciid Maxamuud Axmed 

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka...