Ra’iisulwasaare Rooble oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Baydhabo+(SAWIRRO).

Date:

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka Koofur GalbeedRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudne Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xalay magaalada Baydhabo kulan kula qaatay odayaasha dhaqanka ee dowlad-goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa odayaasha dhaqanka uga waramay ujeedada socdaalkiisa Koofur galbeed,isagoo kula dardaarmay inay sii xoojiyaan kaalintooda ku aaddan nabadgalyada, la dagaallanka argagixisada iyo isku haynta iyo heshiisiinta bulshada.

Waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu tilmaamay in ay muhiim tahay in odayaasha dhaqanka iyo guud ahaan bulshadu ka qeyb qaataan la dagaallanka xagjirka iyo u caqli celinta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta la dhaariyay

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyey Amiirka Dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Shir looga hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha sifeysan oo Xarunta Gobolka Banaadir lagu qabtay

Mas'uuliyiinta Sheybaarka Gobolka Banaadir Ayaa Kulanka Ku soo bandhigay...