Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Finish oo isbedel ku sameeyay Maamulka Degmada Yaaqshiid.

Date:

Wareegto kasoo baxday maamulka gobolka banaadir gaar ahaan xafiiska guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa isbedel lagu sameeyay maamulka degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir

Guddoomiye Cumar Filish ayaa umagacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Yaaqshiid Maxamed Cabdullaahi Cariif  iyadoo xilka guddoomiyanimo laga qaaday Muuse Geesey Jimcaale.

Dhawaan ayay aheyd markii madaxweynaha dalka Maxamed Cabdullaahi farmaajo oo isbedel ku sameeyay qaar ka mid ah guddoomiye ku xigeennada maamulka gobolka Banaadir si kor loogu qaado howlaha lagu dar dargalinayo hormarinta caasimada.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee...

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta soo gebagabeeyey...