Barnaamijka bilic soo-celinta waddooyinka Muqdisho oo wajigii labaad galay

Date:

Maamulka gobalka Banaadir ayaa bilaabay wajigii labaad ee bilic soocelinta waddooyinka caasimadda,wajiga hore  ayaa ah nadiifinta carrada ay keneen biyaha roobka si magaalada Muqdisho ay u noqoto magaalo bilicsan,

Agaasimaha waaxda Nadaafada  gobalka Banaadir shar’ma’arke caddow  oo warbaahinta la hadalay ayaa shacabka caasimadda Muqdisho ugu baaqay ka qayb qaadashada bilic soo celinta waddooyinka oo uu samayn ku yeeshay roobkii dhawaan ka da’ay magaalada

“waxan u gudubnay qaybtii labaad ee ah in cararda an ka nadiifinno waddooyinka oo ay keeneyn Roobaka waxana intaa u sameyneynaa in bilicdii caasimada dib u soo laabato ayuu yiri agaasimaha waaxda Nadaafada gobalka Banaadir

Agaasimaha waxa uu sido kale digniin u diray  ganacasatada iyo dhammaan shacabka gaar ahaa dadka qashinka ku shuba wadooyinka muqdisho waxa uu tilmaamay in an la aqbali dooni arintaa cidii lagu arkaana ay ka qaadi doonaa Tilaabooyin isugu jiray xarig iyo ganaax lacageed.

Maamuka gobalka Banaadir aya wada da daallo uu dib ugu soo celinayo bilicdii waddooyinka caasimadda Muqdisho oo samayn Taban ku yeeshay roobabkii da’ay

Maamulka Gobalka Banaadir ayaa caawa magaalada Muqdisho waxa uu ka bilaabay wajiga Labaad ee bilic soo celinta caasimada iyada oo shaqada Markan Laga qabanayo carada wadooyinka magaalada ay biyaha Roobka Keenaan si magalada Muqdisho ay  u noqoto magaalo bilicsan Xagga nadaafada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran...

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

MUQDISHO | 05 Maarso 2026 – Wasaaradda Hawlaha Guud,...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Soo Dhaweysay Ansixinta Dhameystirka Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo...