Wararkii ugu danbeeye ee xaalada Corona Vires ee UK oo ah dalka ugu dhimashada badan qaarada Yurub.

Date:

376 qof ayaa 24-saac ee la soo dhaafay UK ugu dhintay cudurka karoonaha

Dhimashada maanta waa ay yareed marka loo eego sadaxdii cisho ee ugu danbeysay.

Sidoo kale waxaa 24-saac la soo dhaafay laga helay cudurka  27,301 oo qof

Guud ahaan dadka UK ugu dhintay cudurka waa 51,304 laga soo bilaabo bishii maarso ee sanadkan

UK iminka waa dalka ugu dhimashada badan guud ahaan qaarada Yurub marka laga hadlayo karoonaha .

Sidoo kale waa dalka shanaad ee ugu dhimashada badan aduunka cudurka karoonaha.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA AAN CAADIGA AHEYN EE GUDDIGA JOOGADA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Xuska Sanad-guurada Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Madaxweynaha JFS “Geesiyaasha CXD waa kuwa badbaadiyey 20 milyan oo Soomaaliyeed”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga...