Mas’uuliyiinta iyo Shaqaalaha Wasaarada Beeraha iyo Waraabka oo maanta ka qeyb galay Barnaamijka Is-xilqaan+(SAWIRRO).

Date:

Waxaa si dar dar leh u soconaya Barnaamijka Is-xilqaan oo dib udhis looga sameynayo xarumaha muhiimka ah ee dowladda taasi oo ay ka qeyb qaadanayaan shaqaalaha kala duwan ee wasaaradaha dowladda soomaaliya.

Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay hogaaninayaan mas’uuliyiinta wasaaradda oo si weyn ugu soo diyaar garoobay ayaa kaltanka toban lixaad ugu qeyb qaatay dib u datactirka xarunta ex guriga hooyooyinka oo loo bixiyay guriga Mama Baxsan waxaana goob joog ka ahaa madaxda barnaamijka isxilqaan.

Qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradda beeraha ayaa ka hadlay muhiimada barnaamijka Is-xilqaan iyo doorka shaqaalaha beeraha ay ugu qeyb qaadanayaan

Agaasimaha Waaxda Waraabka Iyo Saadaasha Hawada ee Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in wasaaradu ay qeyb weyn ka qaadaneyso howlaha dib looga dhisayo barnaamijka Is-xilqaan.

Agaasimaha Is-xilqaan Maryan Aadan Amiin ayaa sheegtay in barnaamijka Is-xilqaan oo ah dalkaaga dib udhiso uu wax weyn ka qabtay howlaha dib u dhiska ee ka soconayo dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud...

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada...

Shirka Daahfurka Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed oo goordhow ka furmay Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Xasan Macallin...

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka oo Warbixin ka jeediyay kulan Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka oo Warbixin ka...