Madaxweyne Qoorqoor oo la kulmay Wasiirro ka tirsan Jabuuti.

Date:

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdigiisa oo maalmahan ku sugnaa Dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Wasiirrada Wasaaradaha amniga, arrimaha gudaha iyo Taliyeyaasha Ciidamada Dalka Jabuuti.

Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray amniga iyo sidii ciidamada hiil-walaal iyo kuwa Galmudug ay iskaga kaashan lahaayeen howlgallada ka dhanka ah  Alshabaab, iyo in ay Dowlada Jabuuti sii xoojiso taageerada ay siiso Galmudug.

Madaxwweyne Qoorqoor ayaa dhowaan kulan la qaatay Madaxweynaha Dalka Jabuuti Md; Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin iskaashiga dhinacyada horumarinta dhaqaalaha, ganacsiga iyo amniga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Howlgal lagu dilay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo dhagax dhigay masjid laga dhisayo Madaxtooyada

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo seddax maalmood ah hoos u dhigtay Calanka Soomaaliya

Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Dhuusamareeb uga qeyb galay Madasha Maan-tashano

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane...