Sii hayaha Wasiirka Waxbarashada XFS & wafdi uu hoggaaminayo oo ku wajahan Balcad.

Date:

Wafdi uu hoggaaminayo sii hayah Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/laahi Goodax Barre ayaa saakay ka ambabaxay Magaalada Muqdisho iyagoo kusii jeeda magaalada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe si ay u dhagax dhigaan dugsi sare oo qeyb ka ah mashruuca horu-marinta waxbarashada.

Wafdigaan waxaa qeyb ka ah, wasiiro ka tirsan xukuumadda Hirshabeele,Guddoomiyaha gobolka shabeelaha dhexe Axmed Meyre makaraan iyo xubno kale.

Sii hayaha wasiirka waxbarashada ayaa dhawaan dhagax dhigay goobo waxbarasho oo laga hirgaliyay Baardheere ,Garbahaareey iyo Dooloow Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Wasaaradda Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudiga

Maareeyaha Dekedda Weyn ee Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur...

Hoggaamiyaha KMG koonfur Galbeed oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Odeyaasha Dhaqanka

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed,...

Sh/Hoose: Ciidanka Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay horjooge ka tirsan khawaarijta

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 203-aad Guutada...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay...