Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada Oo Guddoontay Agabka Waaxda Farsamada & Tababarrada “Sawirro”.

Date:

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay maanta kala wareegtay Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah ee Jarmalka (GIZ) agab iyo qalab xafiiseed loogu talo galay Waaxda Farsamada Gacanta iyo Tababarrada ee Wasaaradda. Taageerradan ayaa door ku yaallanaysa dedaallada lagu horumarinayo xirfadaha iyo tababarada.

GIZ waxaa ay ka mid tahay hay’adaha caalamiga ah ee Iskaashiga wanaagsan la leh Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada , iyadoo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Sadik Warfa uu dhowaan sheegay in diiradda la saarayo sidii lagu horumarin lahaa xirfadaha si loo dhimo shaqo la’aanta ay wajahaan dhallinyarada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo La Kulmay Agaasimeyaasha Waaxyaha Wasaaradda

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay khasaaraha ka dhashay howlgalka hubka dhigista ee Muqdisho

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka...

Madaxweynaha JFS oo Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo...