Xeer ilaalinta Qaranka oo war kasoo saartay dil ka dhacay wadada Makka Al-mukaramah

Date:

Dilka Marxuum Maxamed C/qaadir ayaa ka dhacay wadadda Maka Almukarama, agagaarka Tre biano, waxaana Gaari uu watay.

rasaas ku furay Askar ilaalo u ah Wasiirka Cadaaladda xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Askariga dilka geystay ayaa waxaa qabtay ciidamo Milteri ah oo dhacdada la kulmay, waxaana lagu xiray xarunta CID-da ee Muqdisho.

Xeer Ilaalinta Qaranka oo war ka soo saartay dilka ka dhacay Waddada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Marxuumka la dilay uu ahaa Agaasimahii Waaxda IT ee Xafiska Xeer illaalinta Qaranka, wuxuuna sidoo kale uu u qaabilsanaa suuq geynta Maqaayadda caanka ah ee Zeytuuni.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay Danjiraha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Jabuuti

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Wasaaradda arimaha dibadda JFS oo digniin ka soo saartay warar been abuur ah

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan...