Hayโ€™ada Caafimaadka Aduunka oo ka walaacsan xaalada Covid-19 ee ka jira Koonfur Afrika

Date:

Muqdisho:-(SNTV)-War qoraal ah oo ay soo saartay hayโ€™ada caafimaadka Aduunka ayaa la gu sheegay in dalka Koonfur Afrika ay ka jirto xaalad aan la dhaliilsan Karin mkadib markii ay sii kordheen kiisaska Corona Virus.

Sida la xaqiijiyay gobalada kala duwan ee dalkaasi waxa maalintii shalay laga diwaangeliyay 3,359 Xaaladood oo Covid-19.

Sidokale Warbixin oo ay soo saartay wasaaradda caafimaadka Koonfur Afrika ayaa lagu sheegay in Koonfguud ahaan dalka laga diwaangaliyay in ka badan 61,9270 xaaladood, tiridaasi oo ka dhigeysa in xaaladahii ugu badnaa ee laga helo wadamada Afrika.

Ku dhawaad โ€‹โ€‹saddex-meelood laba meelood kiisaska Koonfur Afrika waxay ku sugan yihiin gobolka Galbeedka Cape oo xuddun u ah magaalada Cape Town.

Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka ee ย qaarada Afrika ayaa dhawaan sheegay in dalka Koonfur Afrika uu ku socda Wadadii ay mareen wadamada Yurub iyo Mareykanka, waxayna ku baqeen in gurmad deg deg ah loo sameeyo Koonfur Afrika.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...