Howlo mashaariic ah oo laga fulinayo degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe

Date:

Xilibaano ka tirsan maamulka  Hirshabeelle ayaa soo kormeeray mashaariic laga fuliyay Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelada Dhexe.

Xildhibaanadu goobaha ay kormeeren waxaa ka mid ah iskoolada, Isbitaalka Hooyada Iyo Dhalaanka iyo saldhiga Booliska Degmada oo dhawaan xariga laga Jaray.

Gdudoomiayaha Degmada Cadale Muuse Maxamed Kaliil oo kormeerka xilibaanada ku wehliyay ayaa ka hadlay waxyaabihii ugu qabsoomay Degmada iyo baahiyaha ka jira

Xilibaanada ayaa dhankooda sheegay inay ku faraxsan yihiin in adeegyada Bulshada laga hirgaliyo Degmada Cadale inta dhimane ay u gudbin doonaan madaxda sare ee Maamul Goboleedka hirshabeelle, si wax looga qabto.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud received at the Presidential...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo, Abriil, 03, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ka qayb galay kulan Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka...