Saldhig Melatary ugu weyn wadamada kulaala Badda cas oo xariga laga jaray

Date:

Madaxweynaha Masar oo maanta xariga ka Jaray Saldhig Melatary oo noqonaya Midka ugu weyn Wadamada Kulaala Badda Cas.

Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah el-Sisi ayaa maanta oo arbaca ah waxa uu magaalada Barniis si rasmi ah uga furay saldhig millatari oo noqonaya saldhiga ugu weyn waddamada ku yaalla Badda Cas.

Sida laga soo xigtay Bassam Raadi oo ah afhayeenka rasmiga ah ee Madaxtooyada Masar oo sheegay in tallaabadni ay guul cusub u tahay dawladda iyo shacabka Masar gaar ahaan ciidamada ciidamada qalabka sida ee Masar.

Saldhiggan melitari ee magaalada Barniis ujeedada loo asaasay ayaa lagu sheegay horumarinta qaab dhismeedka iyo istiraatiijiyadda ciidamada qalabka sida si loo adkeeyo u diyaarsanaanta dhammaan howlaha loo xilsaaray ciidamada qalabka sida oo ay ugu muhiimsan tahay difaaidda iyo ilaalinta xuduudaha dalka Masar.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo ka hadlay daabulidda qalabka codbixinta.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay dayactirka Warta Boondheere. 

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Hay’adda NISA oo howlgallo qorsheysan ka fulisay deegaanka Tardo ee Gobolka Hiiraan.

Muqdisho, Diseembar 16, 2025: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda...

Wasiirka Caafimaadka oo Furay Ololaha Tallaalka Cudurka Gowracatada

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...