Ururka Dhalinyarada Hirshabeelle Oo Ku Howllan Dayactirka  Biya Xireenada Webiga

Date:

Ururka dhalinyarada hirshabeele ayaa Sheegay in ay ku howlanyan yihiin dayactirka biyo xereenada looga hortagaayo fataahadaha wabiga Shabeele  ee ku soo laabtey magalada Beldweyne ee xarunta gobalka hiiraan

Maxamed C/laahi Buraale oo La Hadley Radio muqdisho ayaa sheegay in dhismaha biya xiraan ay aheyd mid dadaalkeeda ugu  weyn ay sameeyeen dhalinyarada Hirshabeele isagoo intaa ku darey in mahadcelin ay usoo jeedinayaan dhammaan qeybaha kala duwan ee deeqaha lacageed soo gaarsiyey taasi oo kaalin ka qaadan doonto biyo xireenka ay ku howlanyihiin

Guddoomiyaha dhalinyarada ayaa sheegay in maanta ay ku howlanyihiin goobaha laga sahmin karo biyo xireenka  oo sida uu sheegay ah meel laga xiri karo biyaha webiga waxaana uu sheegay in hadda enjineero  arrimahan aqoon u leh iney kala shaqeynayaan

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya oo Baydhabo kula kulmay Saraakiisha ciidamada

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY ODAYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Afhayeenka Madaxtooyada “Madaxweynaha Qaranka wuxuu Baydhabo u joogaa adkeynta nabadda iyo dhisidda nidaam maamul oo dimuqraadi ah”

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Aadan Cali (Xadaana), oo magaalada...

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Moallim Fiqi,...