Ciidanka Kenya oo dilay xubno ka mid ahaa Al-Shabaab

Date:

Ciidanka difaaca Dalka Kenya ee KDF loo yaqaan ayaa toogasho ku dilay Saacadihii lasoo dhaafay Afar ka mid ahaa Argagixisada Al-Shabaab, markii ay Waddada u dhexeysa Mombasa iyo Laamu u galeen Gaari Bas ah oo siday Dad Shacab ah.

Isku duwaha Gobolka Xeebta ee Dalka Kenya, John Elungata, ayaa sheegay in ay Ciidankoodu ku guuleysteen dilka Afartaasi xubnood, mid kalana ay Gacanta ku dhigeen isaga oo nool.

Malleeshiyaad ka tirsan nabad-diidka Al-Shabaab ayaa halkaasi dil iyo dhaawacba ugu geystay Dad Shacab ah oo saarnaa Gaari rakaab ahaa oo kusii jeeday Lamu.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka...

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...