Shirkadda Amal oo gargaar Lacageed ugu deeqday Dadka ku waxyeelloobay fatahaadaha Dalka ka dhacay

Date:

Shirkadda Amal Group ayaa Dadka ay saameysay fatahaadda ka dhacday qeybo ka mid ah Dalka Soomaaliya ugu deeqday Lacag gaareysa $40,000.

Amal Group ayaa deeqdan Lacageed gaarsiisay Dadka ku dhibaateysan Magaalooyinka Beledweyne ee Caasimadda Gobolka Hiiraan, Degmada ย Berdaale oo ka tirsan Baay iyo meelo ka mid ah Gobolka Gedo.

Shirkadda Amal oo deeqdan ku wareejisay Guddiga gurmadka fatahaadaha ee Culimaa’udiinka iyo ganacsatada Soomaaliyeed ayaa qorsheynaysa in ay mar kale gargaar u fidiso Dadka ay waxyeellada kasoo gaadhay fatahaadaha ay sameeyeen Webiyada Jubba iyo Shabeelle.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...