Shirka Dib U Heshiisiinta Galmudug Oo Uu Dib U Dhac Ku Yimid

Date:

Muqdisho (SNTV) Guddiga Shirweynaha dib-u- heshiisiinta Galmudug ayaa warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed u xaqiijiyay in uu dib-u dhacay ku yimid furitaanka shirka kaasi oo uu qorshuhu ahaa in maanta uu Dhuusamareeb ka furmo.

Sida laga soo xigtay ilo wareedyo ku dhow dhow Guddigu Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo warbaahintu la  xiriirtay ayaa sheegay in dib udhaca furitaanka Shirka ay tahay sababo la xiriira dhinaca farsamada awgeed.

Shirka ayaa waxa lagu wadaa in uu furmo maalinta burrito haddii uu eebbe idmo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...