AUN Xasan Maxamed Sabriye 

Date:

Waxa uu ahaa sharci yaqaan khibrad dheer u leh arrimaha sharciga oo la soo shaqeeyay inta badan guddoomiyeyaashii gobolka Banaadir soo maray.  Waxa uu ka soo shaqeeyay dowladdii dhexe ee Soomaaliya gaar ahaan dowladda hoose ee Xamar.

Waxaa lagu sifeeyay in uu ka mid ahaa dadka ugu khibradda badan dhinaca sharciga iyo dowladaha hoose.

Waxa uu ahaa la taliyaha dhinaca sharciga ee guddoomiyaha gobolka Banaadir.
Xasan Maxamed Sabriye oo ahaa 70 jir, waxaa uu ku geeriyooday qaraxii argagixiso ee xarunta maamulka gobolka Banaadir.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Qoyska oo qaabishay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb...

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn...