Guddoonada Baarlamaanka Soomaaliye oo ka tacsiyeeyey Qarax ka dhacay Muqdisho

Date:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa Cambaareeyey Qarixii Argagixisanimo ee ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir, isagoo ka tacsiyadeeyey masuuliyiintii ku Geeriyootay.

Dhanka kale guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa isna ka tacsiyeeyey  qarixii baahalnimo ee ka dhacay xarunta Dowladda Hoose, waxa uu EEBBE u weydiiyay Caafimaad taam ah intii  dhaawacantay, sidoo kale waxa uu Naxariista ALLAH u weydiiyay dadkii geeriyooday Qaraxii ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...