Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare oo sheegay in sare loo qaadayo tayadda Tacliinta sare ee dalka

Date:

kulankann ayaa ahaa mid su,aalo lagu weydiinayay wasiirka
waxbarashada,hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dalka Mudane Cabdullahi
Goodax Bareย  ,waxaanaย  ka qeybgalay Ardayda waxkabarata Jaamacaddaha
Dalkaa, intii uu soday kulanka ayaa lagu lafa guray hanaanka ugu
wanaagsan ee lagu hormari karo Tacliinta Sare ee Dalka.

gudoomiyaha Jaamacadda Umamadda Soomaaliyeed Maxamed Jimcaale ayaa
tilaamay in doodanaha caynkan ah ay sare uu qadi doonaan dadaalada waxbarashada
dalka ย lagunna horumarinayo heraarka waxbarasho ee ay wax ku bartan Ardayda Soomaaliyeed .
wasiirka wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dalka
Mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa sheegay in Xukumadda Fedaraalka
Soomaaliya ย ee uu Hogaamiyo Xasan Cali Kheyreย  ay ka go,aantahayย  in ayย  xooga saari doonaanย  sara u qaadista,iyo tayeenta Macalimiinta Soomaaliyeed.

Cabdullahi Goodax Barre Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dalka ayaa sidoo kale sheegay in ay hadda ย ย isku raaceen hal manhaj,islamarkaana loo baahan yahay in lagu sameeyo Horumarin Si tayadiisu ay u noqto mid wanaagsan.

โ€œwasaaradda waxbarashadu waxaa ay ku guuleysatay in wadanku uu yeesho hal manhaj,waxaa uu ubaahanyahay in manjaka la hormariyo,islamarkaan la qor oo Buugaaga laga dhigo,ilaa haddana lagu guuleystay Fasalada koowaad ilaa Afaraad ee dugsiyada Dalka,inta hartayne Gacanta lagu hayo qorshuhuna yahay in lasoo dhameystiro inta an la gaari sanad dugisyeedka Soo aadanโ€Ayuu intaa raaciyay Cabdullahi Goodax Barre”

intii uu socday kulanka ayaa waxaa ardayda kasoo qeybgay wadatashigan
waxaa ay is dhaafsadeen doorka dhalinyarada waxbarata ay ka qaadan
karaan Horumarinta waxbarashada Sare ee Dalka.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kursiga lambarkiisu ahaa GSH 248 oo la buuxiyay

Dhuusamareeb, Maxamed Cabdi Xasan (Afweyne) ayaa loo doortay xildhibaan...

SoDMA oo gargaar gaarsiisay deegaanno ka tirsan Shabeellada dhexe

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa gargaar baniโ€™aadannimo oo...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ฎ ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐—๐…๐’, ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ž...