Maamulka Hirshabeelle oo wada Dadaallo dib u heshiisiineed oo lagu xalinayo dagaal beeleed ka dhacay Hiiraan

Date:

Maamulka Hirshabeelle ayaa wada Dadaallo dib u heshiisiineed oo lagu xalinayo dagaal beeleed ka dhacay deegaan u dhaw degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar iyo masโ€™uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo ku sugan Maxaas ayaa wadaxaajood la leh Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka deegaanka si loo qaboojiyo colaadan xalna looga gaaro.

Waxaa lagu wadaa in la qabto shirar dib u heshiisiineed, kaas oo la isugu keenayo dhinacyadii colaaddu dhex martay, islamarkaana la sameeyo heshiis xabad joojin ah.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...