Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo ka mid noqday Golaha Shacabka

Date:

Doorasho boos buuxin ahayd oo maanta ka dhacaday magaalada Garoowe, ayaa wasiirka qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan loogu doortay xubinnimada Golaha Shacabka.

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil oo natiijada codeynta ku dhawaaqday ayaa sheegtay in Jamaal Maxamed Xasan uu helay 49 cod, halka murashaxii la tartamayay uusan helin wax codad ah.

Xaliimo ayaa sheegtay in 2 cod ay xumaadeen.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka amniga Koofur Galbeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo duqeyn cirka ah ku dilay 12 katirsan khawaarijta

Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa aroornimadii maanta...

Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...