Daawo Barnaamijka Bidhaamiye

Date:

Muqdisho (SNTV)- Barnaamijkan waa mid kamid ah barnaamijyada balse dhawaan lagu soo biiriyay Warbaahinta Qaranka, waxaa iska kaashanayaa Hey’ada gaar ah iyo kuwa dowli ah oo dadka u bidhaamin doono Fikradaha Qaloocan ee lagu marin habaabiyo dhallinyarada, sidoo kale waxaa daboolka looga qaadi doona halka laga soo min guuriyay fikradaha argagixisada iyo wixii la xiriira.

Tabiye;-  Liibaan Cabdi Cali.

Halkan Hoose ayaad ka daawan kartaa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Buurhakabo

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo Gubadley kula kulmay madax dhaqameed

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo wadda qorshe dalkoodii loogu celinayo muwadiniin Burcad afduubatay

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Masar ahna ergeyga...