Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir oo Kormeer Shaqo ku tagay Maxkamadda Degmada Hodan

Date:

Muqdisho Tallaado August 14 (SNTV):-  Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullahi, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Maxkamadda Degmada Hodan isagoo u kuur galay howlaha shaqo ee ka socda Maxkamadda.

Guddoomiyaha ayaa Warbixin ka dhageystay, Guddoomiyaha Maxkamdda Degmada Hodan Garyqaan Axmed Cabdi Cali (Aabi)  iyo howl-wadenada.

Sidoo kale Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullaahi, ayaa kormeeeray Diiwaanka guud ee Maxkamdda Degmada Hodan, iyo habmsami u socodka adeega garsoorka ee Maxkamdddu u qabato bulshada ku nool degmada, Sidoo kale waxa uu u kuur galay caqabadaha haysta Maxkamdda Degmada Hodan.

Kormeerkan ayaa la sheegay in uu ahaanayo mid la joogteyn doono dhammaan Maxkamadaha Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...