Wasaaradda Diinta oo ku dhawaaqdey in berri ay tahay Ciid

Date:

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqdey in maalinta berri ah ay tahay maalinta koowaad ee Ciiddul Fitriga.

Xog-hayaha joogtada ee wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya Sheekh Maxamed Kheyroow Aadan ayaa telefishinka iyo Idaacadda Qaranka ka sheegay in berri ay tahay maalinta koowaad ee Ciidda, Bishana laga arkay magaallooyinka Boorame, Baardheere, Jowhar iyo Xiraale dadkii arkayna loo dhaariyey in ay sugeen aragtida Bisha.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka...

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu...

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...